AMISOM IYO CIIDANKA XOOGA DALKA OO LA WAREEGAY HOYGA MADAXWEYNAHA CUSUB EE MAXAMED C/LLAAHI FARMAAJO

AMISOM iyo Ciidanka Xooga

Soomaaliya Oo La Wareegey Hoyga

Madaxweyne Farmaajo.

Feb 8, 2017 – Aragtiyood

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa

waxaa amaankiisa la wareegay

ciidamada Amisom iyo kuwa

Dowlada Soomaaliya.

Ciidamo badan ayaa isku gadaamay

halkii uu taagnaa madaxweynaha

cusub marka la doortay iyadoo gabi

ahaanba uu isbadalay jawiga xarunta

ay doorashada ka socotay.

Taliyaasha ciidamada kala duwan

ayaa sidoo kale hoolka ku sugnaa

kuwaas oo ka danbeeyay

madaxweynaha cusub ee la doortay.

Hambalyo Madaxweynaha cusub ee

Soomaaliya Maxamed Cabdullahi

Farmaajo

http://newbanadir.wordpress.co/

http://m.facebook.com/newbanadir/

http://newbanadir.tumblr.com/

http://twitter.com/newsbanadir/

halyey@outlook.com/

Cali M Gaaboow

Advertisements

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s