“DAAWO AFARTA MUSHARAX EE USOO GUDBAY WAREEGA LABAAD” on YouTube

WAREEGA KOOWAAD IYO NATIIJADA 4 TA MUSHARAX EE USOO GUDBAY WAREEGA 2AAD Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega koowaad ee codadka doorashada madaxweynaha qaranka soomaaliyeed waxaana wareega koowaad kasoo gudbay Afar Musharax waxayna natiijada u kala heleen sidan : Xasn sh maxamuud 88 Cod Max’ed C/Llaahi Farmaajo 72 Cod Sh Shariif Sh Axmed 49 Cod Cumar C/rashiid […]

WAREEGA KOOWAAD IYO NATIIJADA 4 TA MUSHARAX EE USOO GUDBAY WAREEGA 2aad

Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega koowaad ee codadka doorashada madaxweynaha qaranka soomaaliyeed waxaana wareega koowaad kasoo gudbay Afar Musharax waxayna natiijada u kala heleen sidan : Xasn sh maxamuud 88 Cod Max’ed C/Llaahi Farmaajo 72 Cod Sh Shariif Sh Axmed 49 Cod Cumar C/rashiid 37 Cod https://newbanadir.wordpress.com/ http://m.facebook.com/newbanadir/ http://twitter.com/newdbanadir/ http://newbanadir.tumblr.com/ calisaxafi@gmail.com/ Cali M Gaaboow

WAXAA LASOO GABAGABEEYAY WAREEGII KOOWAAD EE DOORASHADA SOOMAALIYEED

​ Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad doorashada madaxtinimada dalka, ee maanta ka soconeysa Magaalada Muqdisho. Saddex boqol iyo sideed iyo labaatan xubnood oo ka kala tirsan Xildhibaanada Labada Aqal oo ku sugan goobta doorashada, ayaa waxay soo gaba gabeeyen bixinta codadkooda, wareegii 1-aad. C/raxmaan Ducaale Bayle, Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha, ayaa […]